(Sawirro) Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo laga soo badbadiyey badda Meditrenian

Markabka Sea Watch ee laga leeyahay dalka  Jarmalka  ayaa saaka Badda Liibiya iyo Yurub u dhaxaysa ka soo Sama tabixiyey 49 qof oo xaalad adag ku sugnaa. Isla maanta ayaa 25 qof oo kale waxaa Markabkan uu ka soo samata bixiyey baddaas. Dhammaan dadkan ayaa u badnaa Afrikaan doonyaha la buufiyo ka soo raacay xeebaha … Continue reading (Sawirro) Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo laga soo badbadiyey badda Meditrenian